Sheekh Aadan Madoobe oo Madaxweynaha Hirshabelle kala hadlay arrimo muhiim ah (Sawirro)

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa caawa hooygiisa kulan kula qaatay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle mudane Cali Guudlaawe Xuseen.   Kulanka madaxweyne Guudlaawe iyo Guddoomiye Madoobe ayaa waxaa looga hadlay arrimaha doorashada madaxweynaha oo diiwan-gelinteeda maanta bilaabatay, waxayna labada masuul hoosta ka xariiqeen in la laba jibbaaro … Continue reading Sheekh Aadan Madoobe oo Madaxweynaha Hirshabelle kala hadlay arrimo muhiim ah (Sawirro)